Mas’uuliyiinta Ruushka iyo Mareykanka ayaa maanta oo Isniin ah wada-hadallo uga billaabay caasimadda Sacuudiga ee Riyadh xabbad-joojin 30 maalmood ah oo qayb ka ah Ukraine.
Wadahadalada ka socda Riyadh ayaa imaanaya saacado kadib markii uu dhamaaday wada xaajoodyo u dhaxeeyay wufuud ka kala socotay Ukraine iyo Mareykanka.