Maalmo kadib markii madaxweyne William Ruto uu soo magacaabay xoghayayaal kala duwan oo ka howl gali doono waaxyo kala duwan, dadka dagan ismaamulka Busia ayaa cabashooyin ka muujiyay habkii loo soo xushay kooxda la magacaabay.
Waxaa ay shegeen in dowladda inta badan ay hilmaamto deegaankooda sidas darteedna ay kuwayaan jagooyinka muhimka ah ee dowladda.
Shacabka ayaa Raa’iisul Wasarihii hore ee dalka Raila Odinga iyo hoggaamiyaha qaranka William Ruto ka codsaday in la soo xasuusto oo hitaa ugu yaraan hal qof loo magacaabo.