Beeralayda dalka ayaa ka cabanayaa Bacrimin la’aan, iyadoo qaarkood ay u safraan meelo kala duwan si ay u soo helaan badeecadan oo gabaabsi noqotay xilliyada beeraha.
hogaamiyayaasha mucaaradka ayaa dalbanayaa in wasiirka beeraha Mutahi Kagwe uu arinta xaliyo hadii kale ay bilaabi doonaan habka xilka looga qaadayo.
Qaar ka mid ah beeralayda oo arrintani ka cabanayaa ayaa hadaladooda waxaa ka mid ah.