Meydadka 23 qof oo laga helay Lebanon

0
231

Kooxaha samatabixinta ee dalka Lebanon ayaa sheegay in ay heleen meydadka 23 ruux.
Tani ayaa timid ka dib markii ciidamada militariga ee Israa’iil ay qaarkood ka baxeen tuulooyin iyo magaalooyin dhaca Koonfurta Lubnaan.
Tallaabadaasi ayay saraakiishu qaadeen ka dib markii ay dhammaatay muddadii kama dambeyska ahayd ee loo qabtay.