Ugu yaraan 23 qof oo lagu dilay Qaza

0
288

In ka badan 23 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarro xalay ilaa maanta ay Israa’iil ka gaysatay Marinka Qaza ee dalka Falastiin.
6 carruur oo dadkan ka mid ah ayaa hal qoys ka soo wada jeeday.
Carruurtan iyo waalidiintooda ayaa lagu dilay magaalada Deir el-Balah ee Bartamaha Qaza.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here