DHAGEYSO:Barasaabyada Kisii iyo Mombasa oo sheegay in ODM aynan ku biirin dowladda

0
319

Ku xigeennada madaxa xisbiga ODM sidoo kalena ah barasaabyada ismaamullada Kisii iyo Mombasa Simba Arati iyo Cabdulswamad Shariif Naasir ayaa sheegay in xisbigan uunan ku biirin dowladda.
Waxay hoosta ka xarriiqeen in uunan jirin heshiis dhex maray ODM iyo maamulka waddanka hoggaamiya ee Kenya Kwanza oo lagu soo dhisaya isbeheysi dowladeed.
Siyaasiyiintan ayaa xusay in xubnaha ODM ee dowladda ku biiray ay ka rajeynayaan in ay qaranka isbeddel u horseedaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here