DHAGEYSO:Kalonzo oo madaxweynaha ku dhaliilay inuu dib u daahfuraya mashaariic hore

0
263

Madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ayaa madaxweynaha dalka William Ruto ku eedeyay inuu dib u daahfuraya mashaariic horumarineed oo uu xarigga ka jaray hoggaamiyihii uu talada waddanka kala wareegay Uhuru Kenyatta.
Mr. Musyoka ayaa dalbaday isla xisaabtan ku aaddan isticmaalka canshuuraha ay kenyaanka bixiyaan.

Dhaliishan oo ay madaxweynaha sidoo kale u jeediyeen qaar ka mid ah kenyaanka ayaa waxaa beeniyay afhayeenka madaxtooyada dalka ee State House Xuseen Maxamad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here