Waxaa laga dayrinayaa xaaladda nololeed ee mid ka mid ah qoysaska deggan xerada qaxootiga ee Dhagaxleey ee deegaanka Dadaab waxaana muslimiinta laga codsaday in ay qoyskan caawiyaan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.
Si qoyskan loo taakuleeyo waxaa lagala xiriiri karaa nambarka taleefoonka ee ah 0727724714