Mudavadi oo saxiixay xeer fududeynaya isku socodka xoolo dhaqatada

0
282

Madaxa wasiirrada dalka ahna wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo qurba joogta Musalia Mudavadi ayaa saxiixay habraac oggolaanaya in ay si xor ah isugu socdaali karaan xoolo dhaqatada dalalka ku mideysan urur goboleedka IGAD.
Tani ayaa timid ka dib markii uu magaalada Nairobi kulan kula qaatay wafdi matalayay xogyanta IGAD oo ay hoggaaminaysay madaxa urur goboleedkan ee dalka Dr. Fatma Adan.
Mudavadi ayaa carrabka ku adkeeyay in nidaamkan uu horseedi doono in waddamada xubnaha ka ah IGAD aynan xaddidin dhadhaqaaqa xoolo dhaqatada raadsanaya biyaha iyo daaqa

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here