Tirada dadka lagu dilay Qaza oo sii korortay

0
142

Waxaa sare u sii kacday tirada dadka ku dhintay duqeymaha ay weli Israa’iil ka wado Qaza.
Laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore , waxaa Qaza lagu dilay ugu yaraan 36,439 qof oo Falastiiniyiin ah halka la dhaawacay 82,627 kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here