DHAGEYSO:Beeraleyda deegaanka hoose ee Neboi ee Mandera oo cabasho muujinaya

0
127

Beeraleyda deegaanka hoose ee Neboi ee bariga ismaamulka Mandera ayaa cabasho ka muujinaya khasaare tacab oo ay ku qiyaasayaan ilaa 5 milyan oo shilin oo beerahooda ka soo gaaray roobabkii da’ay iyo daadadkii ka dhashay waxayna baaq u direen madaxda.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan ka soo diray ismaamulka Mandera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here