50 meydad ah oo lagu arkay xerada Jabalia

0
196

Saraakiisha qaabilsan howlaha samatabixinta ayaa sheegay in ay xerada qaxootiga ee Jabalia ee Waqooyiga Qaza ay ku arkeen meydad gaaraya 50.
Tani ayaa timid maalmo un ka dib markii la soo afjaray howlgal ay Israa’iil muddo saddex toddobaad ah ay xeradaasi ka wadday.
Waxaa si joogto ah u socdo duqeymaha Israa’iil ee Qaza.
Ugu yaraan 60 qof ayaa weerarrada lagu dilay 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here