DHAGEYSO:Madaxeynaha dalka oo mar kale difaacay mashruuca guriyeynta

0
125

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa difaacay mashruuca guriyaha lagu degi karo qiimo ay kenyaanka awoodaan iyo sanduuqa caymiska caafimaadka bulshada.
Waxaa uu sheegay in mashruuca guriyeynta uu ilaa hadda abuuray tobanaan kun oo shaqo oo ay dhallinyaro badan ka faa’iideysteen.
Hoggaamiyaha wadanka ayaa xusay in loo baahan yahay in la qaado tallaabooyin istaraatiiji oo degdeg ah oo lagu xallinaya shaqo la’aanta ka jirta gudaha dalka.