DHAGEYSO:Tallaal ka dhan ah dabeysha oo laga fulinaya xeryaha qaxootiga Dadaab

0
117

Wasaaradda caafimaadka oo kaashanaysa hay’adaha WHO iyo UNICEF ayaa xeryaha qaxootiga ee Dadaab dhawaan ka sameyn doonto tallaalka ka dhanka ah cudurka Dabaysha
Tallaalkan oo lagu tallaalayo carruurta ay da’doodu ka hooseyso 5 sano ayaa laga hirgelinaya xeryaha qaxootiga iyo degaanada Faafi iyo Dadaab.
Dr. Cabdiraxmaan Bashiir Aamiin waa madaxa caafimaadka bulshada ee deegaanka Dadaab waana madaxa barnaamijkan tallaalka oo ay qayb ka yihiin hay’adaha qaabilsan caafimaadka ee xeryaha ka howlgala .
Maxamad Baaruud Xuseen ayuu uga warramay xanuunka dabasha iyo waxyaabaha sababa.