DHAGEYSO:Garoonka diyaaradaha Mandera oo xirnaan doono labo toddobaad

0
245

Dowladda ismaamulka Mandera ayaa si ku meel gaar ah u xirtay garoonka diyaaradaha ee dowlad deegaankasi si dayactir loogu sameeyo
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim (Cabdiqafaar Happy) ayaa qodobkan faahfaahinaya