Waaxda socdaalka dalka ayaa dadweynaha si degdeh ah ugu baahan dokumeentiga baasaboorka kula talisay inay codsiyo dirsadaan.
Agaasimaha guud ee waaxdan ,Alexander Muteshi ayaa sheegay haddii uu jiro qof si degdeg ah u safraya oo u baahan baasaboorka inuu waaxda la xiriiro.
Tani ayaa imaanaysa toddobaadyo un ka dib markii waaxda socdaalka ee Kenya ay sheegtay inay wajahayso culeysyo ku aaddan soo saaridda baasaboorrada.