Senatar Nyamu oo hor tagaysa guddiga habdqanka ee UDA

0
390

Karen Nyamu oo aqalka sare si magacaabid ah ugu biirtay ayaa maanta ka soo hormuuqan doonto guddiga xisbiga UDA u qaabilsan habdhaqanka.
Tani ayaa timid ka dib markii loo yeeray si ay faahfaahin uga bixiso qaab ay u dhaqan tahay xilli ay ku sugnayd magaalada Dubai ee imaaraadka taasoo la qoonsaday.
Guddoomiyaha guddiga habdhaqanka ee UDA Charles Njenga ayaa bayaan ku sheegay in Karen Nyamu ay sameysay wax aan laga filayn qof mas’uul ah.