Shacabka Kilifi oo cunno loo qaybiyay

0
197

Ururrada ku mideysan barnaamijka Pamoja Tuungane ee caawinaya dadka ay abaartu saameysay ayaa cunno gargaar ah ku qaybiyay ismaamulka Kilifi .
Waxaa deeqdan ka faa’iiday ilaa 4,000 oo qoys oo halkaasi ku nool.
Tani ayaa qayb ka ah 51 milyan oo hay’adda tabarucaadda ee M-PESA Foundation ay ku kabtay dadaallada ay dowladda dhexe uga falcelinayso saameynta abaarta.