DHAGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka dalka oo sheegay in la xallin doono muranka Meru

0
215

Ku xigeenka madaxweynaha dalka Mr. Rigathi Gachagua ayaa sheegay in dowladda dhexe ay ku dadaali doonto sidii loo xallin lahaa khilaafka siyaasadeed ee u dhexeya wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Meru iyo barasaabka dowlad deegaankaasi Kawira Mwangaza.