Caalamka Boqolkiiba 65 ee xooggaga Tigray oo ka baxay furimaha dagaalka By star - December 5, 2022 0 260 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waaa lagu soo warramayaa in ugu yaraan boqolkiiba 65 ee dagaalyaannada gobolka waqooyi ee Tigray ee dalka Itoobiya ay ka baxeen furimaha dagaalka. Arrintan ayaa waxaa Facebook-ga shaaca uga qaaday taliyaha guud ee TPLF Tadesse Wereda.