DHAGEYSO:Barasaabka Mombasa oo xariga ka jaray mashruuc lagu quudinaya ardayda

0
241

Guddoomiyaha Ismaamulka Mombasa Cabdulswamad Shariif Naasir iyo xildhibaanka deegaanka Nyali Maxamad Cali ayaa si wadajir ah u daahfuray barnaamij loogu talagalay in lagu quudiyo ardayda dhigata dugsiyada hoose ee dowlad deegaankaasi.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya