DHAGEYSO:Soomaalida Mombasa oo doonayo duullimaad toos oo isku xiro Mombasa iyo Muqdisho

0
323

Qaar ka mid ah bulshada soomaaliyeed ee ku nool magaalada Mombasa ayaa soo jeediyay in la billaabo duullimaad toos ah oo u dhexeya ismaamulkaasi iyo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya