Waaxda nafaqaynta carruurta, hooyooyinka uurka ah iyo kuwa ubadka nuujinaya ee ismaamulka Garissa ayaa sheegtay inay jirto nafaqo darro saameysay carruurta ay da’doodu u dhexeyso 6 bilood ilaa 5 sano sida uu qodobkan ku faahfaahinaya Maxamad Baaruud Xuseen.
Audio Player