DHAGEYSO:Guddoomiyaha Garissa oo ka hadlay biyaha iyo nadaafadda

0
398

Barasaabka ismaamulka Garissa Nathiif Jaamac ayaa ka hadlay sidii adeegga biyaha loo wada gaarsiin lahaa xaafadaha magaalada Garissa isagoo dadweynaha ugu baaqay inay biyaha keydsadaan oo ayna iska habeeyaan wasaqda.