DHAGEYSO:Maamuleyaasha dugsiyada sare ee Mandera oo eedeyn u jeediyay dowladda ismaamulkaasi

0
173

Dowladda ismaamulka Mandera ayaa beenisay eedeyn ay u jeediyeen maamuleyaasha dugsiyada sare ee dowlad deegaankaasi.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray.