DHAGEYSO:Shacabka Banisa oo dhigay bannaanbax ay uga cabanayaan in aan baarlamaanka lagu matalin

0
371

Dadweynaha deegaanka Banisa ee ismaamulka Mandera ayaa dhigay mudaaharaad ay uga cabanayaan in muddo uunan jirin xildhibaan ku matalo baarlamaanka .
Sidoo kale , barasaabka dowlad deegaanka Mandera ayaa baaq arrinkan ku aaddan u diray madaxweynaha dalka iyo guddoomiyaha golaha qaran ee xeer dejinta.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan dhameystiraya.