DHAGEYSO:Macallimiinta JSS oo toddobaadkii saddexaad dibadbax sameynaya

0
403

Macallimiinta fasallada hoose ee dugsiyada sare ee loo yaqaano JSS ayaa ismaamullada kala duwan ka dhigaya dibadbaxyo.
Waxay dalbanayaan in guddiga adeegga macallimiinta ee TSC uu si joogto ah u howlgeliyo oo meesha laga saaro qaabka qandaraaska ah ee ay ku shaqeeyaan.
Ismaamullada ay barayaashan shaqo joojinta ku guda jiro ay bannaanbaxyada ka sameeyeen waxaa ka mid ah Kilifi iyo Nandi waxayna dalabaadkooda la wadaageen warbaahinta.