Dowladda dalka Jarmalka ayaa dib ugu yeeratay safiirkii ku matalayay wadanka Ruushka.
Go’aanka loogu yeeray danjire Alexander Graf Lambsdorff ayaa yimid saddex cishe ka dib markii uu Jarmalka ku eedeyay Ruushka inuu ka dambeeyay weerarro dhanka intarneetka ah oo lagu bartilmaameedsaday xisbiga (SDP) waaxda difaaca iyo shirkadaha bixiya adeegyada macluumaadka tiknolojiyadeed ee IT-da.