Waxay faahfaahino dheeraad ah ka soo baxayaan qarax maanta ka dhacay magaalada Mandera oo ay ku dhinteen afar qof.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan dhameystiraya.
Dhanka kale ,shacabka ka soo jeeda gobollada kale wadanka ee ku nool magaalada Mandera ayaa si adag u cambaareyay qaraxii maanta ka dhacay maqaaxi ku taallo Mandera.
Waxay laamaha ammaanka ku dhaliileen in shacabkii ku dhaawacmay qaraxa aan loo qaadin magaalada Nairobi halka la soo qaaday askarti uu dhaawaca soo gaaray.