Maxakmad ku taalla dalka India ayaa billowday dhageysiga dacwad ka dhan ah 35 eedaysane oo burcad badeed Soomaali ah, kuwaaso oo maalmo ka hor lagu soo qabtay howlgal ay ciidamada badda ee India ku soo furteenm markab ku gooshayay calanka Jasiiradda Malta.
Markabka ayaa gacanta ugu jiray kooxdan muddo bilooyin ah.