Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Bariga Wajeer oo xariga ka jaray dugsi sare By star - February 9, 2024 0 178 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Mudanaha deegaan baarlamaneedka Bariga ismaamulka Wajeer Qareen Aadan Daa’uud ayaa xariga ka jaray dugsiga sare ee Shucubloow. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/02/Mucaawiye-Wajeer-2.mp3