DHAGEYSO:Arday ka qalin jabiyay madaraso ku taalla Bannaaneey oo xaflad loo qabtay

0
184

Waxaa xaflad loo qabtay arday ka qalin jabiyay madaraso ku taalla magaalada Bannaaneey ee deegaanka Lagdera ee ismaamulka Garissa sida uu faahfaahinaya Bishar Axmad Dhaqane.