Booliiska Siaya oo baaraya dhac laga gaystay xarun caafimaad

0
188

Ciidamada booliiska ee ismaamulka Siaya ayaa wado baaritaano ku aaddan fal ay koox aan weli haybteeda la garan ku jabisay keydka isbitaalka guud ee Siaya.
Waxay halkaasi kala baxsadeen haamaha oksijiinka oo uu qiimahoodu yahay in ka badan 270,000 oo shilin.
Waxaa dhacdadan xaqiijiyay taliyaha booliiska ee dowlad deegaanka Siaya, Cleti Kimaiyo .