Wararka Kenya DHAGEYSO:Kulan diimeedkii 6-aad oo shalay ka billowday Nairob By star - December 25, 2023 0 285 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa shalay magaalada Nairobi ka furmay shirweynihii 6-aad ee Ansaaru Sunnah oo ay culimo kala duwan duruus diini ah ka jeedinayaan. Madaxa daladda Ansaarru Sunna Sheekh Cabdirisaaq Jiir ayaa arrinkan faahfaahin ka bixiyay. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/12/Sheekh-Jiir.mp3