Wararka Kenya DHAGEYSO:Ganacsatada Wajeer oo dib u dhigay mudaaharaad ay horay ugu hanjabeen By star - December 11, 2023 0 314 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ganacsatada qandaraasleyda ah ee ismaamulka Wajeer ayaa sheegay inay dib u dhigeen qorsho ku aadanaa in maanta ay guda galaan mudaaharaad ka dhan ah dowladda ismaamulkaasi iyagoo ka cabanaya in aan la siin lacago ka maqan. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/12/Ganacsatada-Wajeer.mp3