DHAGEYSO:154 qof oo ku dhimatay daadadka dalka saameeyay

0
239

Waxaa sare u sii kacday tirada dadka ee gudaha wadanka ugu dhintay fatahaadaha ka dhashay roobabka culus ee El-Nino.
Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay inay dhinteen 154 qof.
Tani ayaa timid ka dib markii ay nafwaayeen 12 ruux oo dheeraad ah.
6 ka mid ah dhimashadii ugu dambeysay ayaa laga soo tabiyay magaalada Voi ee ismaamulka Taita Taveta.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka Voi ayaa ka hadlay saameynta ka soo gaartay daadadka.