Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:KNUT oo dhaliishay macallimiin qaab qandaraas ah loo shaqaaleysiiyay

DHAGEYSO:KNUT oo dhaliishay macallimiin qaab qandaraas ah loo shaqaaleysiiyay

Ururka qaran ee macallimiinta dalka ee (KNUT) ayaa dhaliilay qaabka loo shaqaaleysiiyay qaar ka mid ah macallimiinta fasallada dugsiyada loo yaqaano JSS oo la siiyay qandaraasyo ku meel gaar ah.
Sidoo kale, uruka KNUT ayaa sheegay in shaqaleysiinta macallimiinta dugsiyada JSS aynan marin nidaam sax ah.
Qaar ka mid ah saraakiisha sar sare ururka macallimiinta KNUT ayaa warbaahinta la hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments