DHAGEYSO:Mombasa oo lagu soo gabagabeeyay bandhigga shirkadaha soo saaro agabka maqaayadaha

0
221

Waxaa ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta lagu soo gabagabeeyay bandhigga shirkadaha soo saaro agabka ay isticmaalaan maqaayadaha iyo xarumaha dalxiiska.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.