Maraykanka oo Israa’iil ka caawinaya in la soo siidaayo dad ay Xamaas gacanta ku dhigtay

0
295

Xoghayaha waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa la xiriiray dhigiisa Israa’iil Eli Cohen.
Waxaa uu u xaqiijiyay in xukuumadda Washington ay Israa’iil ka caawinaysa sidii ay xurriyadooda dib ugu heli lahaayeen dhammaan dadka uu gacanta ku dhigay ururka Xamaas ee dalka Falastiin.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Israa’iil Eli Cohen ayaa tirada la haystayaasha ku sheegay in ka badan 100 qof.