DHAGEYSO:Gachagua oo u digay barasaabyada iyo ku xigeenadooda uu muran ka dhexeya

0
254

Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa digniin u diray barasaabyada ismaamullada iyo ku xigeenadooda aan lahayn xiriir wanaagsan oo dhanka shaqada ah.
Waxaa uu hoggaamiyaasha dowlad deegaannada gobollada Bartamaha dalka iyo Rift Valley u sheegay inay xiriir wanaagsan la lahaadaan ku xigeenadooda iyo wakiillada golayaasha hoose.
Digniintan ayuu u diray barasaabyada Kericho, ,Meru iyo Kiambu.