DHAGEYSO:Warar laga faafiyay Mandera oo la beeniyay

0
233

Waxgaradka, ganacsatada suuqa xoolaha iyo culimada magaalada Mandera ayaa beeniyay warar baraha bulshada lagu baahiyay oo ahaa in Geel la dhacay dadna la dilay.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya