Wararka Kenya DHAGEYSO:Ururka dhallinyarada Wajeer oo soo bandhigay waxqabadkiisa By star - September 10, 2023 0 158 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ururka dhallinyarada Wajeer oo u dabaal degay sanadguuradii labaad ee ka soo wareegatay xilligii la aasaasay ayaa soo bandhigay waxyaabaha ilaa iyo hadda u qabsoomay. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/09/Mucaawiye-Wajeer.mp3