DHAGEYSO:Guddoomiyaha golaha hoose ee Garissa oo ka tacsiyadeeyay geerida wakiil la soo magacaabay

0
342

Guddoomiyaha golaha hoose ee ismaamulka Garissa Cabdi Iidle Guure ayaa tacsi u diray ehelka, asxaabta iyo dhamaan shacabka Ismaamulkaasi ka dib geeridii ku timid wakiil golaha si magacaabid ah ugu biiray oo lagu magacaabi jiray Geedi Cadow Cabdi.

Waxaa sidoo kale geerida wakiilka ka tacsiyadeeyay barasaabka ismaamulka Garissa Nadiif Jaamac Aadan.