DHAGEYSO:Kalonzo Musyoka oo rajo wanaagsan ka muujiyay wada hadallada siyaasadeed

0
236

Madaxa xisbiga Wiper ahna hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya ku matalaya wada hadallada siyaasadeed ee kala dhexeya dowladda , Kalonzo Musyoka ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay wada xaajoodyada.
Waxaa uu sheegay inuu qabo kalsooni ah in kulamada labada dhinac lagu guulaysan doono.
Mr. Musyoka ayaa tilmaamay in madaxweyne William Ruto uu muujiyay rabitaan ah in xal laga gaaro arrimaha ay mucaaradka iyo muxaafidka kala tabanayaan.