Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Prof.Kithure Kindiki ayaa uga digay siyaasiyiinta isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja One Kenya inay rabshado sameeyaan haddii ay dhacdo in wada hadallada u socda dowladda iyo mucaaradka ee natiijo la’aan ku soo dhamaadaan.
Waxaa uu xusay in laamaha ammaanka aysan oggolaan doonin burburinta hantida dadweynaha, maadaama dibadbaxyadii horay ee wadanka ka dhacay ay horseedeen dhimasho iyo khasaare hantiiyeed.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Azimio oo looga digay inay rabshado sameeeyaan haddii wada hadallada natiijo la’aan...