DHAGEYSO:Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Galbeedka dalka oo doonaya in Wetangula uu noqdo afhayeenkooda

0
259

Qaar ka mid ah xildhibaanada laga soo doortay Galbeedka dalka ayaa soo jeediyay in guddoomiyaha golaha qaran ee xeer dejinta Moses Wetangula uu noqdo afhayeenka qowmiyadda Luhya ama shakhsiga matalaya ee loogu soo hagaagaya fulinta danaha dadka gobolkaasi degga.