DHAGEYSO:Iskuullada Bushra oo sanadguuradiisi 15-aad ugu dabbaal degay Xagardheer

0
269

Waxaa xerada qaxootiga ee Xagardheer lagu qabtay xaflad ballaaran oo looga hadlayay waxyaabaha u qabsoomay iskuullada Bushra oo sanadguuradii 15-aad ee dabbaal degay.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan dhameystiraya.