Xoghayaha guud ee xisbiga UDA, Cleophas Malalah ayaa ka hadlay wada xaajoodyada la qorsheynaya inay dhex maraan garabka mucaaradka ee Azimio iyo dowladda.
Waxaa uu Malalah carrabka ku adkeeyay in marnaba aynan oggolaanayn is-afgarad siyaasadeed oo ku saabsan awood qaybsi.