DHAGEYSO:Qof muddo ku xanuunsan Dadaab oo caawimaad u baahan

0
327

Cabdiwahaab Xareet Xuseen oo muddo ku xanuunsan magaalada Dadaab ayaa codsaday in laga caawiyo helidda qarashaadka caafimaadka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray

Si bukaanka loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa nambarka taleefoonka ee ah 0726828207.