Wararka Kenya DHAGEYSO:Hoggaamiyaal rajo wanaagsan ka muujiyay qaadiga cusub ee la magacaabay By star - July 20, 2023 0 211 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha muslimiinta dalka ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay waxqabadka qaadiga guud ee Kenya ee dhawaan la magacaabay. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/07/Maxamad-Cabdi-Bootaan-Mombasa.mp3